HTML5
𝚆𝙰𝙰 𝙼𝙰𝚇𝙰𝚈 𝙷𝚃𝙼𝙻?
𝙷𝚃𝙼𝙻 𝚠𝚊𝚡𝚊 𝚕𝚊𝚐𝚊 𝚜𝚘𝚘 𝚐𝚊𝚋𝚒𝚢𝚊𝚊𝚢 𝙷𝚢𝚙𝚎𝚛 𝚃𝚎𝚡𝚝 𝙼𝚊𝚛𝚔𝚞𝚙 𝙻𝚊𝚗𝚐𝚞𝚊𝚐𝚎. 𝚠𝚊𝚊 𝚕𝚞𝚞𝚚𝚊𝚍 𝚊𝚢 𝚔𝚞 𝚠𝚊𝚍𝚊 𝚡𝚒𝚍𝚑𝚒𝚒𝚍𝚑𝚊𝚊𝚗 𝚊𝚖𝚊 𝚊𝚢 𝚒𝚜𝚔𝚞 𝚊𝚏𝚐𝚊𝚛𝚝𝚊𝚊𝚗 𝚠𝚎𝚋𝚙𝚊𝚐𝚎𝚜-𝚔𝚊 𝚒𝚗𝚝𝚎𝚛𝚗𝚎𝚝𝚔𝚊, 𝚖𝚊𝚛𝚔𝚊𝚊𝚍 𝚜𝚘𝚘 𝚏𝚞𝚛𝚝𝚘 𝚒𝚗𝚝𝚎𝚛𝚗𝚎𝚝 𝚋𝚛𝚘𝚠𝚜𝚎𝚛𝚔𝚊 -𝚐𝚊 𝚠𝚊𝚡𝚊 𝚞𝚐𝚞 𝚑𝚘𝚛𝚎𝚎𝚢𝚊 𝚎𝚎 𝚔𝚞 𝚜𝚘𝚘 𝚋𝚊𝚡𝚊𝚢𝚊 𝚊𝚢𝚊𝚊 𝚕𝚘𝚘 𝚢𝚊𝚚𝚊𝚊𝚗𝚊 𝚠𝚎𝚋𝚙𝚊𝚐𝚎.
█▓▒▒░░░HTML Elements░░░▒▒▓█
HTML element waxaa lagu qeexaa tag ah laga bilaabo. Haddii element ka kooban yahay qaar kale, waxay dhammaanaysaa tag xidhitaan ka ah, halkaas oo magaca element waxaa ka hormarey xarriiq ah weereeg ah sida hoos ku muujisan iyadoo dhowr tags:
<p> waxa weeye paragraph ama tuduc. </p> <h1> waa heading ka ama ciwaanka . </h1> <div> waa division ama qaybin waxa loo yaqaano. </div>
<br />░░░▒▒▓█
Join the conversation